Wasiirka Gaashaandhiga”Wasaaradu waxay Goor Dhow Ay Howlgalineysaa Shirkada Sameyneysa Dareeska Ciidamada “Dhageyso+Sawirro”
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay waxqabadka wasaaradda Gaashaandhiga iyo dadaalada ...
















