Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku howlan dhismaha Maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe xili Maamulkan uu yahay kan kaliya ...
Maamulka gobolka Bakool iyo saraakiisha ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu wadaa ...
Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo manta gaaray magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Tartanka Kubada cagta ah degmooyinka gobalka Banaadir oo si habsami leh uga socda garoonka kubadda cagta ee Banaadur Stadium ee ...
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo ...
Booqashadii Ragep Dayib Erdogan ee 19 August 2011, waxay horseedday isbedel muuqda iyo horumar la taaban karo, waxay noqotay maalin ...
Gudiga Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan Maaliyadda,qorsheynta iyo la xisaabtanka dowlada ayaa galabta magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya loogu soo ...
Iyadoo mudooyinkii u danbeeyayba ay soo ifbaxayeen walaac laga muujinayay lacago shilin Soomaali been abuur ah, isla markaana lasoo galiyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho