Akhristayaasheenna sharafta leh waxaa halkaan idiinkugu soo gudbineynaa go'aan kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ...
Iyadoo maanta ay tahay maalintii labaad ee munaasabada Ciidul Al-Adxa ayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Norrkoping ee dalka Sweden isugu ...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan mudane C/fitaax Xasan Afrax oo howlo shaqo ku jooga dalka Masar ayaa Xalay casho sharaf ku ...
Masraxa Markii ay soo dul istaageen fanaaniinta kala ah Cabdiraxmaan Oday, Maxamed Bakaal Cirro, Xamdi Cabdi Qu’een Dayax dal Nuurshe, ...
Salaadii ciida carafo ee sanadka 2015, ee ka dhacday, Waqooyi Bari, ee Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, ayaa waxaa soo ...
Muqdisho, 24 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey Taliyaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho