Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS oo darees u qeybiyay ciidamo tababar loogu soo xiray Cabuudwaaq “Sawirro”
Abaan duulaha qaybta 21-aad ee ciidanka XDS G/sare C/laahi Aadan Xuseen (Cor Cirro) oo gaaray degmada Cabuudwaaq ayaa booqday ciidamo ka ...
















