Gobolada Dalka Oo Si Isku Mid ah Looga Ciiday
Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa si isku mid ah looga ciiday, iyadoo wax khiaaf ah uusan jirin bulshada ku dhaqan ...
Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa si isku mid ah looga ciiday, iyadoo wax khiaaf ah uusan jirin bulshada ku dhaqan ...
Maalinta koowaad ee ciida carafo ama ciidul Adxa ayaa maanta magaalada Muqdisho dadka ku dhaqan waxa ay u dabaal dagayaan ...
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy guud ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ...
Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xarunta safaarada ee Nairobi kulan kula qaatay agaasimayaasha ...
Maamulka Degmada Dharkenley ee gobolka ayaa bilaabay olole nadaafadeed oo qashinka looga qaadayo xaafadaha degmada, iyagoo kaashanaya shacabka halkaasi ku ...
Ururka Sahal oo ay ku mideysanyihiin gabdho Soomaaliyeed ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo gaarsiiyay 50 haween ah oo ...
Maamulka degmada Shibis ayaa manta olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinaayo bilicda degmada ka bilaabay xaafadaha kala duwan ee ...
Malaayiin Xujeey ah ayaa manta oo ah Sagaalaadka waxey taaganyihiin Buurta Carafo kuwaasoo ka kala tagay caalamka daafihiisa si ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho