Gaalkacyo: Agoon iyo dad danyar ah oo ka faa’ideystay deeq isugu jirta hilib iyo lacag -Sawiro
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalintii koowaad ee Ciidul Adhxa ayaa magaalada Gaalkacyo laga dareemayo damaashaadka ciida waxaa boqalaal ...
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalintii koowaad ee Ciidul Adhxa ayaa magaalada Gaalkacyo laga dareemayo damaashaadka ciida waxaa boqalaal ...
Fanaan ka tirsan Kooxda Xidigaha Geeska oo booqasho ku yimid Muqdisho ayaa farxadda ciidda kala qeyn qaadanaya bulshada ku dhaqan ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada sida looga ciiday Muqdisho. Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli Maxamed
Marwada madaxweynaha Qamar Cali Cumar oo ay wehlisay guddoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gabballe iyo mas’uuliyiin kale ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha ...
Boqolaal Soomaali ah ayaa saakay si wadajir ah ugu wada dukaday salaadda ciida masjidka Soomaalida ee ku yaala magaalada Pretoria ...
Akhristayaasha sharafta leh halkani waxaan idiin ku soo bandhigeynaa barnaamijka Fanka iyo fanaanka ee Radio Muqdisho oo muuqaal ah Daawasho ...
Guddoomiyaha Gobolka mudane C/fitaax Xasan Afrax oo howlo shaqo ku jooga magaalada Qaahir ee Dalka Masar ayaa waxaa uu Hambalyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa ku wehlinayay Tukashada Salaada Ciida oo uu bulshada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho