Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta loo dalacsiiyay darajada Sareeya Gaas kaddib digreeto ka soo baxday ...
Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ayaa ...
The Hague, July 13, 2015 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , waxaa ay maanta Maxkamadda Caddaaladda ee fadhigeedu yahay Hague, dalka ...
Marxuum Xaaji Shukri Sheekh Axmed ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaana geeridaasi ka tacsiyadeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee ...
Garowe, July 13, 2015.....Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa galabta tagey magaalada Cadaado ee gobolka ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda mudane Cismaan Daallo waxaa uu deeq dawo ah ku wareejiyay maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe,si ...
Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ah ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka ...
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Maxamud Xayir Ibraahim iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa booqday ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho