1,500 oo qoys oo danyar ah oo loo qeybiyay raashiin gargaar ah
Deeqdan raashinka oo Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo saraakiil ka socotay saldanadda Cumaan ay u qeybiyeen in ka badan 1,500 qoys ...
Deeqdan raashinka oo Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo saraakiil ka socotay saldanadda Cumaan ay u qeybiyeen in ka badan 1,500 qoys ...
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay hoolka uu ka socday shirka maamul u sameynta ...
Dadkan naafada ah oo maanta shirkada Hormuud foundation ay u qaybisay deeqda lacagta ah ayaa waxaa ay gaarayaan 500 oo ...
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo safar shaqo oo mudo qaatay ugu maqnaa dalalka Kenya ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari iyo wefdi uu hogaaminaayo oo saaka ka mababaxay magaalada Muqdisho ayaa ...
Afurinta dadkaas waxaa sameeyay Hay'adda NILE ee Walaalaha Turkiga iyaga oo maalin walba afuriya Shan boqol oo Qoys taas oo ka ...
Guddoomiyaha Guddiga Qaban qaabada Xuska Todobaadka Xoriyadda ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ugu ...
Kooxo burcad koonfur afrikaan ah ayaa magaalada Cape Town ee dalkaas ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugnaa goob ganacsi ...
Kulan loogu mahadcelinayey dadkii ka qeyb qaatay dhismaha xarunta dowladda hoose ee Xammar ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Kulanka oo ...
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyey socdaal gaaban uu ku tagay Magaalada Kismaayo halkaas uu kulamo kula soo yeeshay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho