Dowladda Kenya oo lacag dul dhigtay horjooge ajnabi ah oo katirsan Al_Shabaab
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aduun gaaraya ilaa 100,000 U$ boqol kun oo dollar ay ku raadinayso horjooge katirsan kooxda ...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aduun gaaraya ilaa 100,000 U$ boqol kun oo dollar ay ku raadinayso horjooge katirsan kooxda ...
Ergeyga gaarka ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, ayaa waxaa uu hambalyo ku aadan bilashada barakeysan ee ...
Heshiiskan ay kala saxiixdeen sedexda Jaamacadda Umadda iyo labada Jaamacadood ee yaalla Dalka K/Afrika ee kala ah Vaal iyo Vits ...
Munaasabadda daah furka Faraca Global Somalia Diaspora (GSD) ayaa lagu qabtay magaaladda Melbourne ee Australia, waxaanna munaasabadda oo si heer ...
Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay 4-dhagar qabe oo ahaa kooxdii saakay waabarigii weerarka naf la caarinimada ah ku ...
Muqdisho, 18, June, 2015…..Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Axmed Jamac "Ilka Jiir" ayaa ...
Ciidamada Ammaanka ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa fashiliyay isku day maleeshiyaadka argagaxisada UGUS ay ku doonayeen in ...
Muqdisho, 17 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan bisha barakeysan ee ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah Xalay u furay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho