Golaha Wasiirrada oo Meelmariyay Heshiis dhaxmaray Soomaaliya iyo Shiinaha
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ...
















