Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo lagu soo dhaweeyay magaalada Helsinki ee dalka Finland
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala) oo howla shaqo u socda, ...
















