Ciidanka Xoogga oo fashiliyay miinooyin khawaarijtu ku aastay wadada isku xirta Mesagawaay iyo Baraag Sheekh Caamir
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan Khawaarijta ka wada bariga gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miinooyin ay ...
















