Madaxweynaha Galmudug “safarkeyga Muqdisho wuxuu ku saabsanyahay inaan kulamo Wadatashi ah la yeesho Dowladda dhexe”+Sawirro
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo soo gaaray Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ...















