Guddiga Madaxa bananaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo hogaan doortay
Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa maanta guddoomiye u doortay Khaliif Cabdikariin kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada ...
Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa maanta guddoomiye u doortay Khaliif Cabdikariin kaddib doorasho maanta ka dhacday magaalada ...
Muqdisho, 26 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixisonimo ...
Abaaro 4:00 galabnimo ee maanta ayaa gaari nuuca xamuulka ah, isla markaana laga soo buuxiyay walxaha qarxa waxaa lala eegtay ...
Kismaayo, 26 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ...
Muqdisho, 26 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire ...
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Al-baabka hore ee Hotel Jazeera, kaasi oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa ...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo xubno la socday oo socdaal shaqo ...
Muqdisho, July 26, 2015 - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdisalaan Hadliye Cumar, ...
Maamulka Degamda Warshiikh ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa ugu baaqay dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya tuulooyinka Muungaab iyo Gumaroow ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho