Barlamanka Galmudug wuxuu ka shaqeyn doonaa wadahadalada Ahlusunna iyo Galmudug.
Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo hadal ka jeediyay Furitaanka Xafladda Caleemasaarka M.weynaha Galmudug C.kariim Xuseyn Guuleed ayaa sheegay ...
Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo hadal ka jeediyay Furitaanka Xafladda Caleemasaarka M.weynaha Galmudug C.kariim Xuseyn Guuleed ayaa sheegay ...
Muqdisho, 23 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud ...
Dhamaan ardayda iyo waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho iyo Mustaqbal ifaya, kana soo baxay Dugsiyada Saree ee Dalka, waxaa la ...
Amarkan ka soo baxay maamulka magaalada baladweyne eek u aadan mamnuucista gaadiidka miraayadaha beensalka leh ee dhexmara magaalada ayaa looga gol leyahay ...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaweeyd ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyagoo ...
Maamulayaasha duulimaadyada rayidka ee Kenya ayaa sheegay in hawada la xirayo muddo 50-daqiiqo maalinta jimcaha marka uu ka soo ...
Taliyihii hore ee Ciidamada XDS Jeneraal Yuusuf Xuseen “Dhuumaal” kana mid ah Saraakiisha Ciidamada oo isaga oo ku sugan Magaalada ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay howlgallada ciidamada xoogga dalka ka wadaan gobollada dalka iyo qabsashada magaalada Baardheere. Wasiirka warfaafinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho