Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayaa maanta loo sameeyay gabagabada Aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan ee ay iska ...
Xilli maalinta Barri ah ay dhacayso munaasabadda lagu caleemo saarayo madaxda dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa magaalada Cadaado gaaray wufuud ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta kulan sagootin ah u sameeyay qaar ka ...
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada kolayga ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabayo macalimiinta qaybaha kale gedisan ee xulka qarankan kubbadda Kolayga ...
Allaha u naxariiste waxaa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaan Cabdullaahi Diiriye Cali "Sooraan", waxaana arrintaasi ka tacsiyadeeyay Madaxda Wasaradda Warfaafinta ...
Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa tilmaamaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta ...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanno iyo tuulooyin horleh oo hoosyimaada Gobolka Bakool, halkaasi oo ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho