Madaxweynaha: “Waa in sharciga fursad la siiyaa, nidaamka garsoorkana la xushmeeyaa “Sawirro”
Muqdisho, 16 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley magaalada Muqdisho kaga qeybgaley xaflad si ...















