Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka
dhacdooyinka 14 05 2015 sax
Wasiirka wasiirada caafimaadka Soamaaliya marwo Xaawo Xasan Mohamed oo booqaneysa dalka Shiinaha ayaa kulamo la qaadatay dhiggeeda dalkaasi.maewo Li bin. ...
Cayaaro isugu jiray kubada cagta iyo xarig jiid oo lagu maamuusaye 15 bisha May oo ku asteysan maalinta dhaliyarada Soomaliyed ...
war habeen tabiyayaal jabiiba & irshaad 13.05.2015
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgal ay ka sameysay Muqdisho ku burburisay shabakad argagixiso, iyadoo gacanta ku soo dhigtay ...
Wasaaradda Waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa soo saartay Ogeysiis ku saabsan xilliga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga sare ee ...
Xafladballaaran oo lagu soo bandhigayay hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa lagu qabtay magaalada Johanesburg ee dalka ...
Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka Siyaasada Maxamed Axmed Diiriye oo hawlo shaqo u jooga Degmada Cadaado ayaa Maanta ...
Olole nadaafadeed oo sare loogu qadayo bilicda magaalada Jowhar ayaa ka bilowday xaafadaha magaaladaasi. Ololahan nadaafadeed ayaa waxaa ka qeyb ...
Gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye oo ay wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka maamulka degmada Cadaado ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho