Ciidamada amniga ee dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo balaaran oo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa hambalyo ku aadan maalinta Saxaafadda aduunka ...
Barnaamijka Dhacdooyinka waa barnaamij ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka SNTV, waxa uuna xambaarsanyahay warar iyo wareeysiyo la xiriira ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdikariin ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya oo ay wehliyaan sarakiilka tirsan Wasaradda amniga gudaha ayaa galabta qalab Warbaahineed ...
War-muritiyeed Ka Soo baxay guddiga farsamada maamul usameynta goballada Mudug iyo Galgaduud ayaa lagu shaaciyay Tirada Beelaha Soo gudbiyay Odayaasha ...
Garoowe, 2 May 2015: Iyadoo laga ambaqaadayo shirkii 1aad ee Madasha Wadatashiga, ayaa waxaa magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho