Munaasabad looga hadlayay wada shaqayn dhexmarta Bulshada iyo Laamaha Amniga oo lagu qabtay muqdisho
Munaasabaddaan ayaa waxaa Ka soo qeyb galay Wasiirra Katirsan Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Taliyaha Ciidanka Boliiska, Saraakiisha Hay’adaha Amniga, Maamulka ...















