Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad qalin jebin ah oo loo qabtay arday dhameysatay heerka 1aad ee Jaamacadda “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xaflad qalin jebin ah oo loo qabtay arday dhameysatay heerka 1aad ee Jaamacadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladan qalan jibinta ah  oo ay ka soo qeybgaleen  xubno ka socday golaha  abwaanada Soomaaliyeed, maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda Soomaaliya, ardeyda, waladiin iyo marti sharaf  kale ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, aydoo ay qalan  jibiyeen ku dhawaaad  80 arday oo dhameestay darajada koowaad  ee Jaamacadda.

Qaar  ka mid ah mas’uuliyiinta ka hadlay madasha ayaa waxay farxadda la qeybsadeen ardeyda  dadaalka muda ku jirtay ee dhanka waxbarshada waxayna ku dhiirageliyeen in ay hore u sii wadaan dadaalkooda  waxbarshada aysan halkaasi ku ekaanin .

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Maxamed Muuse Mataan oo ku hadlayay  magaca Jaamacadda iyo macalimiinta ayaa  ardeyda  dhameeystay Jaamcadda ee fasalka  12C ayaa ugu hambalyeeyay dadaalkooda ay ku jireen mudada dheeraa, waxaana u rajeynayaa inay sii wadaan waxbarashadooda.

Guddoomiyaha  golaha abwaanada Soomaaliyeed Abwaan Maxamuud  Cabdillaahi Ciise “Singub” ayaa  isagoo qiiraysan ardeyda kula dar daaramayay in dadkooda iyo dalkooda ay wax u qabtaan, uuna ku faraxsanyahay ka qeyb galka xafladdan.

Nashaad Bashiir Axmed  oo ka mid ahayd ardeydii  ka qalin jabisay sanadkan Jaamcada Soomaaliyeed ayaa ka warbaxisay  marxaladdii kala duwanaa ee  wax ku soo baratay Jaamacadda, iyadoo mahadcelin u jeedisay dadkii kala duwanaa ee gacanta ku siyay waxbarashada.

Qaar ka mid ah ardayda qalin jebineysay ayaa la guddoonsiiyay shahaadooyin ay ku muteysteen anshax wanaag inta ay Jaamacadda dhiganayeen.

DSC05184 DSC05189 DSC05191 DSC05196 DSC05197 DSC05203 DSC05204 DSC05205 DSC05206 DSC05209 DSC05214 DSC05221 DSC05223 DSC05233 DSC05238 DSC05240 DSC05243 DSC05245 DSC05250 DSC05252 DSC05260 DSC05261 DSC05266 DSC05269 DSC05270 DSC05271 DSC05279 DSC05281 DSC05285 DSC05296 DSC05298

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

NUSOJ oo cambaareysay Xarrigga labo Weriye oo Maamulka Gobolka Shabeelada Dhexe Xabsiga Dhigeen, kuna baaqday in xorriyadooda loo soo celiyo.

Next Post

Munaasabad looga hadlayay wada shaqayn dhexmarta Bulshada iyo Laamaha Amniga oo lagu qabtay muqdisho

Next Post
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola

Munaasabad looga hadlayay wada shaqayn dhexmarta Bulshada iyo Laamaha Amniga oo lagu qabtay muqdisho

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In