Kulan looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose Xamar
Mashruuca horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose ee xamar oo socday muda 6 bil ah ayaa lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho iyadoo ...
Mashruuca horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose ee xamar oo socday muda 6 bil ah ayaa lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho iyadoo ...
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in 13 bishan Luulyo ay gudbineyso dowladda Soomaaliya dukumentiyadii ...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV ...
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbin doona isku aadka wareegga saddexaad ee tartanka. Baydhabo Vs Warta Nabadda ...
Ankara, Xafladan Sagootinta ah oo loo sameeyey Danjiraha u fadhiya Soomaaliya DalkaTurkıga Mudane Maxamed Mursal Sheekh oo ay soo qaban ...
Muqdisho, 8 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Barnaamjika Sahanka Raadiyaha waxaa maalinta berri ah marti ku ah Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, waxaana looga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho