Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga oo faah faahin ka bixiyay shir uu uga soo qeybgalay Jabuuti “Sawirro”
Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah faahin ka bixiyay ...
Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah faahin ka bixiyay ...
Muqdisho, Aprili 8, 2015...Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee DFS, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) ayaa gaaray Magaalada Kuwait ee ...
Ciidammo ka tirsan maamulka koonfur-galbeed Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray magaalada Maydhabo ee xarunta Gobolka baay ayaa loogu baaqay ...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta ...
Qoysaska Barakacayaasha ah ee kunool magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka hiiraan ayaa sheegay in haatan ay soo wajeheen caqabado badan ...
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiisyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Ra’iisulwasaaraha dalka ayaa walaac looga muujiyay Arrinta la ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmar’arke, ayaa maanta kulan ay ku wehliyeen wasiirka Warfaafinta Soomaaliya iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho