Ciidamada amniga oo Caawo xiray Idaacadda Shabeelle
Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya aya caawo xiray idaacadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee Shabeelle iyo Sky FM ee ...
Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya aya caawo xiray idaacadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee Shabeelle iyo Sky FM ee ...
Kulan looga hodlayay horumarinta dhaqanka Soomaaliyeed iyo Afka Hooyo ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb ...
Cayaartan lagu maamuusayay sanad guurada Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed isla markaana ka mid aheyd horyaalka dalka ayaa waxa uu maanta garoonka ...
Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa maanta shaaciyay sawirada 9-qof oo argagixiso ah,kuwaasi oo ay ku tilmaameen inay qatar ku ...
Boqolaal kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Gaarisa ayaa maanta dibad bax ay ugu soo horjeedaan dhibaatadii shalay ka dhacday ...
Shirkii Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Hay'adaha deeq bixiyeyaasha ah ee taageera Baarlamaanka uga soconayey magaalada Kampala ee caasimadda dalka ...
Sheekh C/raxmaan Maxamed Faarax ”Janaqow” oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed isla markaana xilal ka soo qabtay dowladihii soo maray dalka ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka Dastuurka oo si ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho