“Hadii ardayda loo kala saaray Muslim iyo Kirishtaan Hoteelada Muqdisho yaa lagu beegsaday” Sheekh C/raxmaan Janaqow
Sheekh C/raxmaan Maxamed Faarax ”Janaqow” oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed isla markaana xilal ka soo qabtay dowladihii soo maray dalka ...















