Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirkii Guddoonka Baarlamaanka Iyo Hay’adaha Deeq Bixiyeyaasha uga socday Kampala oo soo gebageboobay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Shirkii Guddoonka Baarlamaanka Iyo Hay’adaha Deeq Bixiyeyaasha uga socday Kampala oo soo gebageboobay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha deeq bixiyeyaasha ah ee taageera Baarlamaanka uga soconayey magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa lasoo gebagebeeyey ayadoo shirkanna looga hadlayey dhameystirka howlaha Baarlamaanka u harsan inta laga gaarayo sanadka 2016ka.

Shirkan oo ka socday magaalada Kampala mudo seddex cisho ah ayaa waxaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,Gudoomiye ku xigeenka Koobaad Mudane Jeeylaani Nnur Iikar iyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ay wadajir ugu soo bandhigeen hay’adaha taageerra Baarlamaanka Soomaaliya shaqooyinka muhiimka u ee Baarlamaanka u harsan in uu qabto kuwaasi oo lagama maarmaan u ah hiigsiga 2016ka.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha deeq bixiyeyaasha ah ee taageerra Baarlamaanka ayaa si wadajir ah isula meel dhigay howlaha la qabanayo iyo taageerrada ay hay’adaha ku yeelan karaan hirgelinta shaqooyinkaas sida dhameystirka sharciyada muhiimka u ah hiigsiga 2016ka sida dhameystirka dib u eegista Dastuurka Dalka,sameynta sharciga nidaamka axsaabta iyo hirgelintiisa,hirgelinta nidaamka federaalka iyo wacyigelinta dadweynha ayadoo la adeegsanayo Warbaahinta.

Shirkan lagu soo gebagebeeyey magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa ahaa shirkii seddexaad ee ay yeeshaan Guddoonka iyo hay’adaha Baarlamaanka taageerra waxaana qodobbada shirkan looga hadlay ay muhiim guud ahaanba u yihiin Kalfadhiyada u harsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ah hay’adda sharci dejineed ee Dalka ayadoo Kalfadhiyadaasina uu ugu horeeyo Kalfadhiga 6-aad oo dhowaan si rasmi ah u furmi doona.

DSC_5114

DSC_5115

DSC_5120

DSC_5123

DSC_5126

DSC_5131

DSC_5139
W/D:Jeyte

Previous Post

“Hadii ardayda loo kala saaray Muslim iyo Kirishtaan Hoteelada Muqdisho yaa lagu beegsaday” Sheekh C/raxmaan Janaqow

Next Post

Dibad bax looga soo horjeedo dhibaatadii shalay oo Gaarisa lagu qabtay

Next Post
Dibad bax looga soo horjeedo dhibaatadii shalay oo Gaarisa lagu qabtay

Dibad bax looga soo horjeedo dhibaatadii shalay oo Gaarisa lagu qabtay

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In