Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Kormeeray Kulan Howleed Kampala Uga Socda Guddiga Axsaabta Ee Baarlamaanka “SAWIRRO”
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kormeeray kulan howleed magaalada Kampala ee caasimadda ...
















