Wasiir C/salaan Hadliye: “Soomaalida Yemen ku xaniban dalkooda ayaan dib ugu soo celineynaa”
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo maalgeshiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha Wasaaraddu ugu talagashay ...
















