Maamulka Hobyo oo sheegay iney gacanta ku hayaan Dooni si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay xeebaha dalkeena
Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ka warbixiyay howlgal ay ciidamada badda ee maamulka Galmudug ku soo qabteen Dooni ...
Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ka warbixiyay howlgal ay ciidamada badda ee maamulka Galmudug ku soo qabteen Dooni ...
Ururka Suxufiyiinta Qaramla Soomaaliyeed ayaa si kulul u cambaaraayay xarigyo is xig-xiga oo labo weriye xabsiyada Muqdisho iyo Berbera loogu ...
02 April 2015, Muqdisho--Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa uga tacsiyeeyay Madaxweynaha Jamhuriyadda Kenya Mudane Uhuru ...
Barnaamijka Bandhigga Radiyaha waxa uu ka baxaa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo Jimcaha, waxa uuna xambaarsanyahay warbixino iyo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay soo bandhigtay istaraatiijiyad cusub oo ka dhan ah argagixisada Soomaaliya, taasoo sahleysa soo ...
Ciidamada Ammaanka ee dalka Kenya ayaa soo gabagabeeyay howlgalkii ay ka wadeen jaamacada magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi-Bari Kenya,kaasi ...
Barnaamijka kulanka todabaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV waxaa marti ku ah todobaadkaan wasiirka Dastuurka ee dawladda fadaraalka Soomaaliya ...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho