In Lilaah Wa inaa Ileyhi Raajicuun:Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil Baribari Oo u geeriyooday Dhawac ka soo gaaray Werarkii Hotel Maka Al Mukarama
M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, R.wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C.rashiid iyo Xubnaha Labada Gole ee dowladda ...














