Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 28 Maarso 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Mogadishu, 28 Maarso 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka go’an tahay xukuumadda in la sii wado ...
Ciidammad aammaanka ayaa la wareegay ammaanka Hotelka Maka Al-Mukarama oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaddib markii ...
27 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degey magaalada Sharm El ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Boqorka Dalka Cumaan Suldaan Qaabuus oo dhawaan ...
Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane, C/risaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) ayaa maanta magaalada Roma ee dalka Talyaaniga kula kulmay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii bahalnimada ahaa ee Kooxda UGUS ku ...
Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa la wareegay Sadaxda Dabaq ee uu ka koobanyahay Dhismaha Hotelka Maka ...
Kulankan ay Xildhibaan Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe la qaadatay qeybaha bulshada ee ka soo jeedda Jubbooyinka ee ku nool magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho