Saaxiibada Caalamku waxay ku dhiirri-gelinayaan Maamulka KMG ah ee Jubba iyo Dowladda in arrimaha Jira lagu xalliyo wadahadal iyo wadatashi
Muqdisho – 09 June 2015 – Midowga Yurub (EU), Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ...
















