Kulanka baarlamaanka oo furmay iyo Ra’iisul wasaaraha oo madasha ku sugan
Kulanka baarlamamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furmay goor dhaw, iyadoo Ra’iisul wasaaraha iyo golaha wasiirada ...
Kulanka baarlamamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furmay goor dhaw, iyadoo Ra’iisul wasaaraha iyo golaha wasiirada ...
Tababarkan maanta loo soo gabo gabeynayay shaqaalaha Waaxyaha Qorsheynta ee Wasaaradaha dowladda laguna baranayay diyaarinta qorsho sanadeedka dowladda, gaar ahaan ...
Qaar ka mid ah haweenka Xildhibaannada baarlamaanka oo kulan isbarasho ah la qaatay haweenka ku jira Golaha Wasiirada cusub ee ...
Kooxo hubeysan ayaa goor dhow ku dilay degmada Xamar Jajab Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Qayaad ...
Kulan looga hadlayey sidii maamul loogu sameen lahaa goballada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi ...
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Muuse Nuur Amiin oo xilal kala duwan ka soo qabtay dowladda ...
Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka ah oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka ayaa kaga hadli doono sidii codka loogu qaadi ...
Xulka Ivory Costa ayaa ku guuleystay koobka qaramada afrika ee sanadka 2015-ka,ka dib markii rigoorayaal 9-8 ah uu uga qaaday ...
Kooxda Athletic Bilbao ayaa waxaa garoonkeeda San Mamés 2-5 uga badiyay kooxda Barcelona. Kooxda Barcelona ayaa waxaa qeybtii hore ee ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho