Dowladda FS, Q,M, Midowga Yurub iyo deeq bixiyeyaasha caalamka oo daahfurey Barnaamijyo cusub oo lagu Horumarinta iyo Dib u dhiska Soomaaliya
Muqdisho, 17 June 2015:-Dowladda Federaalka Soomaaliya, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo deeq bixiyeyaasha ayaa soo dhaweeyay saxiixa lixda barnaamij ee wada-jirka ah ...















