LLPP Jenyo oo ku guuleysatay Super Cub-kii dalka
Kooxda Kubadda Cagta ee LPP Jeenyo ayaa ku guuleysatay Koobka Super Cup-ka dalka Soomaaliya kaddib ciyaar ay garoonka Banaadir ...
Kooxda Kubadda Cagta ee LPP Jeenyo ayaa ku guuleysatay Koobka Super Cup-ka dalka Soomaaliya kaddib ciyaar ay garoonka Banaadir ...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif-Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay in dib loo furi doono waddooyinka gobolka Bakool kaddib markii ...
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xalay ka qeybgalay tartan kubadda cagta oo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka kala ...
Kooxda Almeria ayaa waxaa garoonkeeda Estadio de los Juegos Mediterráneos 1-4 uga badiyay kooxda Real Madrid. Kooxda Real Madrid ayaa ...
Weeraryahanka kooxda Manchester City Sergio Aguero iyo tababaraha kooxda Newcastle United Alan Pardew ayaa ku kala guuleystay abaalmarinta bilaha ee ...
Magaalada Kampala ee Dalka Ugandha ayaa waxaa ka socda shir ay ka qeybgalayan Saraakiil ka socota Wasaaradaha Gaashaandhigga ee Beriga ...
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan golaha wasiirada maamulka ayaa ka qeyb ...
Kulankan oo looga hadlayay sare u qaadidda waxbarashada Haweenka deegaanada Ximan iyo Xeeb oo maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho