Beesha Caalamka oo soo dhaweysay asixinta golaha Wasiirada ee Soomaaliya
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo dowladaha Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay ansixinta golaha Wasiirada ...
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur goboleedka IGAD iyo dowladaha Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay ansixinta golaha Wasiirada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan ...
Magaalada Xudur ee xarunta gobollka Bakool ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay kooxda Al-shabaab ka saartay 7 bishii Maarso ee sanadkii ...
Howlgalkan oo ay si wada jir ah xaafado ka tirsan degmada Xamar Weyne ugu fuliyeen ciidanka booliska iyo kuwa Nabadgelyada ...
Munaasabada 50 Sano Guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka badda Soomaaliyeed oo qeyb ka ah Ciidanka Xooga ...
Xulka Ivory Coast oo habeenkii axadda ku soo guuleeystay koobka qaramada afrika ayaa si aad ah loogu soo dhaweeyay caasimada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ay kamid yihiin Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ...
Abubakar Shiikh Cabdulle oo ah arday takhasus ka dhigto Jaamacada New York University ee ku taalo Magaalada New York ee dalka ...
Guddoomiyaha gobolka Galguduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal subaxnimadii hore ee maanta ka dhacay duleedka degmada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho