Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey magacaabista Golaha warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyay magacaabista Golaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ...
















