Kulankani maanta saraakiisha qeybta 12-April ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee uu la qaatay Taliyaha Qeybtaasi Janaraal Maxamed Maxamuud Xasan ...
Wasaaradda gaadiidka ayaa sheegtay in ay bilowday hubinta gaadiidka ka howlgalla magaalada Muqdisho, kuwaasi oo la sheegay in intooda badan ...
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay in ay xabad joojin kala dhex dhigaan maleeyshiyaad beeled ku dagaalamay magalada Beladweyne ...
Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in xal kama dambeys ah laga gaaro colaadda ku soo laab laabatay ...
Kooxda Juventus ayaa toban dhibcood ka dhigtay dhibcaha ay ka sareyso kooxda Roma oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka talyaaniga,ka ...
Xulka DR Congo ayaa ku soo baxay kaalinta sedaxaad ee koobka qaramada afrika,ka dib markii uu rigoorayaal 4-2 ah uga ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Xubnahani ka tirsan guddiga Farsamada ee maamul u sameynta gobolada Dhexe ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusa mareebe ee xarunta maamulka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho