Kay “Waxaan ku baaqayaa in si degdeg ah Xukuumad cusub loo soo dhiso”
Xafiiska Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) wuxuu garwaaqsaday codkii uu baarlamaanku kalsoonida ugala noqday Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ...
Xafiiska Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) wuxuu garwaaqsaday codkii uu baarlamaanku kalsoonida ugala noqday Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ...
Kooxda Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena 1-0 uga badisay kooxda Bayer Leverkusen. Ciyaaryahan Franck Ribery ayaa bilowgii qeybtii labaad ...
Kooxda Real Madrid Santiago Bernabeu 3-0 uga badisay kooxda Celta Vigo. Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa qeybtii hore ee ciyaarta goolka ...
Kooxda Manchester City ayaa sedax dhibcood u soo jirsatay kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska,kadib markii ay 1-0 uga badisay ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Kooxda Roma ayaa garoonkeeda Olimpico Stadium barbardhac 2-2 ah kula gashay kooxda Sassuolo. Kooxda Roma ayaa ka faa’ideysan waaysay barbardhacii ...
Wasaaradda arrimaha gudaha oo ka hadashay geerida guduumiyihii degmada Buurhakaba oo lagu dilay waddada u dhaxeysa Wanlaweyn iyo Buur’hakaba. Afhayeenka ...
Kooxda Stoke City ayaa garoonkeeda Britannia Stadium 3-2 uga badisay kooxda Arsenal. Kooxda Stoke ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhalisay ...
Xafiisyada xeer ilaalinta iyo Hanti dhowlrka Qaranka ayaa wasiirrada iyo wasiir ku xigeennadii ka tirsanaa xukuumadda uu maanta baarlamanku kalsoonida ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho