Wafdi Horudhac U Ah Wufuud Ka Qeyb galeysa Shir Dib U Heshiisiin Ah Oo Beledweyne Gaaray “SAWIRRO”
Wafdigani oo isugu jira Xildhibaanno,siyaasiyiin,aqoonyahano,waxgarad,iyo Odayaal dhaqameedyo ka yimid magaalada Muqdisho ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ...
















