Musharax Maxamed Cilmi Mideeye oo lagu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”
Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan ...
Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan ...
Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, ...
Kooxda Fiorentina ayaa garoonkeeda Stadio Artemio Franchi barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Roma. Kooxda Fiorentina ayaa goolka la hor ...
Dalka Marti galinayo koobka qaramada afrika ee Equatorial Guinea iyo xulka Congo ayaa u soo baxay wareega labaad ee koobka ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbinaynaa sawirrada soo dhaweeynta maanta loo sameeyay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, ...
Kooxda West Ham United ayaa u soo baxday wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay 1-0 uga badisay ...
Kooxda Juventus oo hogaamineysa horyaalka talyaaniga ayaa galabta garoonkeeda Juventus Stadium 2-0 uga badisay kooxda ChievoVerona. Kooxda Juventus ayaa qeybtii ...
Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. ...
Marwada Koobaad ee dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa maanta hoygeeda ku qaabishay marwada koobaad ee wadanka Turkey Emine Erdoğan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho