Baarlamaanka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho
Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayadoo lagu wado in xildhibaanada uu hor-tago R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane ...
Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayadoo lagu wado in xildhibaanada uu hor-tago R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane ...
Shan gool uu dhaliyay shan kulan bishii December waxa ay u aheyd bil fiican weeraryahanka kooxda Queens Park Rangers Charlie ...
Ciyaaryahan Andrej Kramaric ayaa ku biiray kooxda Leicester City oo ka ciyaarta heerka koowaad ee dalka ingiriiska. Ciyaaryahan Andrej Kramaric ...
Ciyaaryahan Jermain Defoe ayaa qiray in lagu kala ogaan doono goolasha uu ka dhaliyo horyaalka ingiriiska,ka dib markii uu ku ...
Saldhiga Boliiska ee degmada Xamar Jajab ayaa maanta lagu soo bandhigay labo gaari oo raashiin gargaar ah u siday qoysaska ...
Isu Imaatinkani oo lagu weyneynayay Dhalashada Nabigeena NIKH ayaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay iyadoo ay ka qeyb galeen culumaa’udiin ...
Kulankani maanta magaalada Muqdisho ay yeesheen xubnaha Golaha Abwaannada ayaa waxa ay ugu baaqeen Baarlamaanka Dalka in uu ansixiyo Xukuumadda ...
Barnaamijka Ololaha hormarinta Qoraalka iyo Akhriska oo loogu talagalay in lagu soo bandhigo Buugaagta ay qoreen Qoraayaasha Somaaliyeed ayaa Naadiga ...
Wafdigani uu hogaaminayay madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb C/llaahi Cali Maxamed oo ay qayb ka ahaayeen xubno ka tirsan labada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho