Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Djibouti
Djibouti, Khamiis 12 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta booqday xarunta cusub ee ...
Djibouti, Khamiis 12 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta booqday xarunta cusub ee ...
Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya iyo kuwa midowga Africa ee Amisom ayaa ka hortagay weerar Kooxaha nabad diidka ah UGUS ee ...
Hoteelka Central oo ku yaala degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir , waxaa 20 Febraayo ee sanadkan ay Maleeshiyaad ka tirsan ...
12 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah furey Shirkadda Caymiska ee ...
Gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee degamada Dharkeynleey Daa’uud Cabdullaahi Nuur ayaa Radio Muqdisho u sheegay in amaanka ...
Midowga Africa ayaa shirk u leh Adis’ababa kaasoo looga hadlayo la dagaallanka argagixisada qaaradda Africa. Shirkan oo ay ka qeybgalayaan ...
Kooxda Chelsea ayaa ka hartay koobka Champions League-ga,ka dib markii lugtii labaad garoonkeeda Stamford Bridge ay barbardhac 2-2 ah kula ...
Kooxda Bayern Municha ayaa u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga,ka dib markii ay lugtii labaad garoonkeeda Allianz Arena ...
Shirkii looga hadlayay maal-gashiga Soomaaliya iyo sidii kor loogu qaadi lahaa ganacsiga soomaaliya oo mudo sedax maalin ah ka socday ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho