Dibad bax lagu maamuusayay dhalashada Nabigeenii Muxamed NNKH ayaa maanta ka dhacay Magaalada Galkacyo “Sawiro”
Kumanaan dadweyne ah oo u badnaa culuma'udiin iyo ardayda dugsiyada waxbarashada ayaa maanta isugu soo baxay wadooyinka magaalada galkacyo kuwaasoo ...
















