Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka oo hambalyo u dirtay Haweenka Soomaaliyeed
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka ayaa maanta hambalyo ku aadan Maalinta Haweenka Adduunka, gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed u dirtay Haweenka. Marwo ...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka ayaa maanta hambalyo ku aadan Maalinta Haweenka Adduunka, gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed u dirtay Haweenka. Marwo ...
Qaban qaabada xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka oo maanta ku beegan ayaa waxa ay ka socotaa magaalada Muqdisho ...
Kooxda Aston Villa ayaa u soo baxday Semi-finalka koobka FA Cup,ka dib markii ay kulankii Midlands derby garoonkeeda Villa Park ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Kooxaha ka ciyaara heerka koowaad ee dalka talyaaniga ayaa u codeeyay in kooxda Parma oo ugu hooseysa horyaalka talyaaniga la ...
Taliska Ciidammada Booliska Soomaaliyeed oo kaashanaya xafiiska Xeer-ilaalinta Qaranka, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku bur-buriyey Qamri horey hay’adaha amniga gacanta ...
Magaaalada Buuhoodle waxaa maanta ka dhacay Banaanbax balaaran oo lagu taageerayey midnimada Soomaaliya. Banaanbaxa ayaa waxaa ka qabgalay boqolaal ka ...
Kooxda Athletic Bilbao ayaa garoonkeeda San Mames Barria 1-0 uga adkaatay kooxda Real Madrid oo hogaamineyso horyaalka Spain ee La ...
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho