Laba qofood oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dalka Turkiga
Qarax ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay degmada Sultanahmet oo ka tirsan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa lagu soo ...
Qarax ismiidaamin ah oo shalay ka dhacay degmada Sultanahmet oo ka tirsan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa lagu soo ...
Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed, Soomaaliya ayaa magacaabay guddi wasiirro ah oo u xilsaaran amniga gobollada maamulkaasi. Kulan golaha ...
Maamulka degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa kulan looga hadlayay ammaanka la qaatay taliyayaasha saldhigyada, saraakiisha golaha deegaanka iyo madaxda ...
Maamulka degmada Kurtunwaareey ee gobolka Sh/Hoose ayaa wada qorshe uu dib ugu soo nooleeynayo adeegyadii bulshada. Gudoomiyaha degmadaasi C/raxman Sabtow ...
Guddiga farsamada dib u habeynta shaqaalaha maamulka Puntland ayaa bilaabay diiwaan gelinta shaqaalaha. Guddigan oo uu dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulkaasi ...
Munaasabadaan ayaa waxaa ay aheyd mid isugu jirtay dhiirigelin iyo baraarujin loo sameynayay arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay ...
Kooxda Juventus ayaa garoonkeeda Juventus Stadium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Inter Milan. Kooxda Juventus ayaa goolka la hor ...
Ciyaaryahan Hatem Ben Arfa oo ku biiray kooxda Nice oo ka ciyaarta heerka koowaad ee dalka Faransiiska ayaa sheegay in ...
Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Faarax sheekh Cabdiqaadir ayaa booqasha ku jooga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho