Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Wolfsburg,Sevilla,Clubb Brugge, Dnipro iyo Zenit oo u Soo Baxay Quarter Finalka koobka Europa League-ga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Wolfsburg,Sevilla,Clubb Brugge, Dnipro iyo Zenit oo u Soo Baxay Quarter Finalka koobka Europa League-ga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Inter Milan ayaa waxaa lugtii labaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda San Siro 1-2 uga badiyay kooxda Wolfsburg.

Kooxda Wolfsburg ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 24-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Daniel Caligiuri,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Rodrigo Palacio ayaa daqiiqadii 72-aad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda Inter Milan.

Ciyaaryahan Nicklas Bendtner ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka labaad ee guusha u dhaliyay kooxda Wolfsburg.

Kooxda Wolfsburg ayaa isku celcelis ahaan 5-2 ugu soo baxday quarter finalka koobka Europa League-ga.

Kooxda Sevilla ayaa lugtii labaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda Ramรณn Sรกnchez Pizjuรกn Stadium 2-1 uga badisay kooxda Villarreal oo ay ka wada ciyaaraan horyaalka Spain.

Kooxda Sevilla ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 69-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Vicente Iborra.

Ciyaaryahan Giovani dos Santos ayaa daqiiqadii 72-aad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda Villarreal.

Ciyaaryahan Denis Suarez ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka labaad ee guusha u dhaliyay kooxda Sevilla.

Kooxda Sevilla ayaa isku cel celis ahaan 5-2 ugu soo baxday quarter finalka koobka Europa League-ga.

Kooxda Besiktas ayaa waxaa garoonkeeda Atatรผrk Olympic Stadium 1-3 uga badiyay kooxda Club Brugge ee dalka Belgium.

Kooxda Besiktas ayaa goolka la hor martay,waxaana bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Ramon Motta.

Ciyaaryahan Tom De Sutter ayaa daqiiqadii 61-aad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda Club Brugge.

Ciyaaryahan Boli Bolingoli-Mbombo ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka labo gool u dhaliyay kooxda Club Brugge.

Kooxda Club Brugge ayaa isku cel celis ahaa 5-2 ugu soo baxday quarter finalka koobka Europa League-ga.

Kooxda Torino ayaa garoonkeeda Stadio Olimpico di Torino 1-0 uga badisay kooxda Zenit St. Petersburg ee dalka ruushka.

Ciyaaryahan Kamil Glik ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Torino.

Kooxda Zenit St. Petersburg ayaa isku cel celis ahaan 2-1 ugu soo baxday quarter finalka koobka Europa League-ga,maadaama lugtii hore ay ku soo badisay labo gool.

Kooxda Ajax ayaa lugtii labaad ee koobka Europa League-ga garoonkeeda Amsterdam Arena barbardhac 2-1 uga badisay kooxda FC Dnipro Dnipropetrovsk ee dalka Ukraine.

Ciyaaryahan Riechedly Bazoer ayaa daqiiqadii 60-aad ee ciyaarta goolka u dhaliyay kooxda Ajax,waxana ay ciyaarta ku dhamaaday goolkaasi.

Ciyaarta ayaa waxaa lagu daray 30-daqiiqo oo dheeraad ah,maadaama ay kooxda Dnipro 1-0 ugu soo badisay lugtii hore.

Ciyaaryahan Yevheniy Konoplyanka ayaa daqiiqadii 97-aad ee ciyaarta gool bareejo ah u dhaliyay kooxda FC Dnipro,waxana kooxda Ajax looga baahday in ay dhaliso labo gool oo dheeraad ah.

Ciyaaryahan Mike van der Hoorn ayaa dhamaadkii waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta gool labaad u dhaliyay kooxda Ajax,lakin goolkaasi uma suura galin ay u soo baxdo quarter finalka koobka Europa League-ga.

Kooxda FC Dnipro Dnipropetrovsk ee dalka Ukraine ayaa isku cel celis ahaan 2-2 ugu soo baxday quarter finalka koobka Europa League-ga.

Kooxaha Fiorentina,Napoli,Dynamo Kyiv,Dnipro,Club Brugge,Sevilla,Wolfsburg iyo Zenit St. Petersburg ayaa u soo baxay quarter finalka koobka Europa League-ga.

Beri ayaa la sameyn doonaa isku aadka quarter finalka koobka Europa League-ga.

Previous Post

R.wasaare Sharmarke Oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Safaradda Soomaaliya Ee Qatar.+Sawirro

Next Post

Guddoomiye “Muungaab” oo kormeeray xarunta Dab damiska “Sawirro”

Next Post
Guddoomiye “Muungaab” oo kormeeray xarunta Dab damiska “Sawirro”

Guddoomiye "Muungaab" oo kormeeray xarunta Dab damiska "Sawirro"

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In