Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway u fadhin doona Soomaalya
kulankani Guddooomiyaha golaha shacabka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu la qaatay safiirka cusub ee dowladda Norway ay u ...
















