Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway u fadhin doona Soomaalya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Gudoomiyaha Baarlamaanka “Haweenka Soomaaliyeed Waan Ku Ammaanayaa Doorka Siyaasadda Iyo Hormarka Dalka Ku Leeyihiin” VIDEO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankani Guddooomiyaha golaha shacabka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu la qaatay safiirka cusub ee dowladda Norway ay u magacowday Soomaaliya Mr. Victor Conrad Rønneberg ayaa waxa ay kaga wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Norway.

kulanka oo qaatay waqti badan ayaa waxaa guddoomiyaha baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Safiirka Dowladda Norway ay ka wada hadleen dar dargalinta taageerada Norway ay siiso Soomaaliya sida gar gaarka bini’aadanimo,siyaasadda,dhaqaalaha,dib u dhiska hey’adaha Dowladda, iyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dal.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026

kulanka markii uu soo gabagaboobay kaddib ayaa waxaa si wada jir ah warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ula hadlay Guddoomiyaha golaha Shacabka iyo safiirka Dowladda Norway oo faah faahin ka bixiyay kulanka ay wada qaateen.

Safiirka Dowladda Norway ee Soomaaliya Mr. Victor Conrad Rønneberg ayaa ku ammaanay Baarlamaanka Dalka howlaha baaxada leh ay u qabteen dadka iyo dalka, isagoo sheegay in dowladiisu ay kaalin ka qaadan doonto taageerada baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana uu aad ugu faraxsanyahay kulanka uu la qaatay afhayeenka golaha shacabka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa isna ku ammaanay Dowladda Norway taageerada Soomaaliya ay siiso, isagoo sheegay in dowladaasi ay ka mid tahay dowladaha deeq bixiyaasha ee dadka iyo dalka taageera.

Dowladda Norway ayaa Soomaaliya ka taageerta arrimo kale duwan, iyadoo mashaariicyo ka wada dalka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo Dooxa kulan ku yeeshay iyo Heshiisyo ay kala saxiixdeen labada dal ”Sawirro”

Next Post

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Booqday Degmada Jariban

Next Post
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo la kulmay guddoonka baarlamaanka Puntland

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Booqday Degmada Jariban

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud...

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Isbitaalka Xoogga ku booqday shacab Khawaarijtu dhibaateysay

March 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, (Jeneraal Khaalid) ayaa maanta booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed halkaas...

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

March 6, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Hay’adda King Salman Humanitarian Aid and Relief...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In