Madaxweynaha J. F. S. oo maanta Jabuuti kula kulmaya madaxweynaha maamulka Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa lagu wadaa inuu maanta la kulmo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa lagu wadaa inuu maanta la kulmo ...
Munaasabad balaaran oo lagu qabtay hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin katirsan qeybaha bulshada gaar ahaan ...
Kooxda Real Madrid ayaa caawo ku guleeysatay koobka naadiyada aduunka ee Fifa Club World Cup,ka dib markii ay garoonka Marrakesh ...
Kooxda Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou 5-0 uga badisay kooxda Cordoba. Ciyaaryahan Pedro Rodriguez ayaa bilowgii ciyaarta goolka koowaad u ...
Munaasbad balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanadguuradi 71-aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa caawa ka ...
Kooxda Aston Villa ayaa garoonkeeda Villa Park barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Manchester United. Kooxda Aston Villa ayaa goolka ...
Kooxda Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad Stadium 3-0 uga badisay kooxda Crystal Palace. Labada kooxood ayaana wax gool ah iska ...
Akhristayaasha sharafta leh ee Radio Muqdisho, waxaa halkaan idinkugu soo bandhigaynaa Sawirrada xuska maalinta Ciidanka Booliska Soomaaliya oo ku beegan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho